Afka Amuuriga (Af Ingiriis : Amorite language; Af Carabi : ar‎) sidoo kale loo yaqaano amoritka waa af ka mid ah sametiga ama saamiyada woqooyi galbeed ee dabar go'day, waxaa ku hadli jiray amuuriyiintii daganayd suuriya si guud miilaadiga ka hor,