Open main menu

Af-suuq (Af-Ingiriis: slang; Af-Carabi: العامية) waa ereyo iyo xarfo ka mid ah luuqad kuwaasi oo gaar u ah koox bulshada ka mid ah. Sida caadiga ah, af-suuqigu waa hadal aan toos ahayn kaasi oo khaas u ah bulsho gaar ah. Guud ahaan, af-suuqigu waa hadalka u dhaxaysa saxiibo iyo dhalinyaro aan rasmi ahayn.

sidoo kale fiiriEdit

XigashoEdit