Adhicadeeye
Adhiya cadeeye waa degaan ka tirsan gobolka Sool ee wadanka Somalia. Adhiya Cadeeye waxay dhacdaa 200 kilomitir waqooyiga magaalada Laascaanood. Sidoo kale, magaalada Adhi cadeeye bedkeedu waa 1km, waxaa horaantii la aasasay 2010 yadii waa deegaan aad udaweyn
Degmada Adhicadeeye waa mid caan ku ah xoolaha gaar ahaan Geela adhiga iyo fardaha.