Abuu Muslim khuraasaani hogaamiyaha kacdoonka cabaasiyiinta ee riday khilaafda umawiyiinta, waxa uu noqday gudoomiyaha gobolka khuraasaan, abuu jacfar almansuur ayaa dilay 755tii