Abdullah Gül (wuxuu dhashay 29 Oktoobar 1950) waa siyaasi reer turki ah wuxuu soo qabtay madaxweynihii 11aad ee Turkiga, wuxuu xafiiska qabtay sanadihii 2007 ilaa 2014. Horay wuxuu afar bilood u ahaa raiisul wasaare 2002 ilaa 2003.