Cabdiqadir Kaamil Maxamed

(Waxaa laga soo toosiyay Abdoulkader Kamil Mohamed)

Cabdiqadir Kaamil Maxamed (; ) wuxuu ku dhashay magaalada Souali, Jabuuti 1 Luuliyo 1951, waa siyaasi reer Jabuuti iyo ra'iisul wasaaraha tallada haya maanta ilaa 2013. Muddo dheerna ka mid ahaa xisbiga talada haya ee Rally for Progress, wuxuu horey u soo qabtay wasiirka beeraha 2005 ilaa 2011 iyo wasiirka gaashaandhigga laga soo bilaabo 2011 ilaa 2013.

Abdoulkader Kamil Mohamed.jpg

Sidoo kale fiiriEdit

TixraacEdit