Aayo-katalinta
Aayo-katalinta (Af Ingiriis : self-determination; Af Carabi : ar) waa xuquuq inuu qofka u qalmo inuu u dhawro ama badheedho janjeer siyaasadeed, ama shaacbixin isaga qancayo, iyo doorasho maquunin la'aan ah. Aayo-katalinta wuxuu ka mid yahay mabda'yada ee lagu daabicay axdiga ururka Qaramada Midoobay.[1]
![](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/a/af/Pro-TRNC_demonstration_in_Saray%C3%B6n%C3%BC_North_Nicosia.jpg/220px-Pro-TRNC_demonstration_in_Saray%C3%B6n%C3%BC_North_Nicosia.jpg)
Sidoo kale fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ Mayall, James (2013). "International Society, State Sovereignty, and National Self-Determination". In Breuilly, John (ed.). The Oxford Handbook of the History of Nationalism. Oxford: Oxford University Press. p. 542. ISBN 978-0-19-876820-3.