, Maxamuud Dheri, Aw Obsiiye Seed Magan, Aw Cabbaas Xuseen Muse, iyo Diiriye Guure]]

Aasaasayaasha Daraawiish waxaa ka mid ahaa kowna ka ahaa [suldaan axmed nuur ammaan] [xaaji suudi shabeele] [Aadan Seed Magan

Aasaaska Darwiish waxay dacday sannadka 1897 ee magaaladda Qoryaweyn. Waxaa aasaasay Daraawiishta suldaan nuur ahmed ammaan

Caddaynta wax ka badal

Waxaa caddaynaaya aasaasaha boggag oo ka mid ah Diiwaanka Gabayadii emiirka Diiriye Guure ee hordhaca oranaysa:

"1897kii isaggoo koox wadaaddo ah wata ..." (i.e. Aadan Seed Magan, Obsiiye Seed Magan, Aw Cabbaas Xuseen Muuse, Maxamuud Dheri) .... "wuxuu halkaa (Qoryaweyn) ka abuuray ururkii ugu horreeyey dhiskii Daraawiisheed".
(translation) "In 1987 him (the Sayyid) and a group of fellow clergymen travellers ..." (i.e. Aadan Magan, Obsiiye Magan, Aw Abbas Xuseen, Mahamuud Dheri) ... "there (at Qoryaweyn) they founded the very first nascent Darwiish group"[1]


References wax ka badal

  1. * halyeeyga darwiish ee Garaad Soofe Durraan (1957)
    • halyeeyga darwiish ee Cabdi Cali Guuleed "Cabdi-Yaar (1955)
    • Taariikhdii Daraawiishta iyo Sayid ... (page 5 - 1976)