Aanaaneh waa dhul gunburaha leh oo bartamaha Sanaag ku yaal, ee la wadaagta degmada Fuqufuliye. Anaaneh waxaa hoos yimaada Karaman, iyo Dambaba, iyo Burweiso, iyo Karindag, iyo Dabaro, iyo Hagradin, iyo Bur-anod, iyo Sarate.

Dhulka Aanaaneh