Şenol Güneş, waa macalinka kooxda kubadda-cagta ee Beşiktaş JK sidoo kale hore wuxuu usoo uqabtay xulka qaranka Turkiga isagoo lagu xusuusto guushii uu gaarsiiyey xulka qaranka Koobkii Adduunka 2002dii markaasoo Turkigu ka galay kaalinta 3aad, Tababare Şenol wuxuu kale oo macalin ka noqday kooxaha Trabzonspor oo ka dhisan Turkiga, FC Seoul oo ka dhisan dalka Koonfur Kuuriya iyo kooxo kale.

Şenol Güneş

Güneş Macalinkii Trabzonspor 2011kii
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1952-06-01) Juun 1, 1952 ( 71jir)
Ku dhashayTrabzon, Turkey
Joogga1.79 m (5 ft 9 1⁄2 in)
Booska cayaartaGool Haye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaBeşiktaş (Tababare)
Ciyaartooyda yar-yar
1967–1968Erdoğdu Gençlik
1968–1969Sebat Gençlik
1969–1970Trabzonspor
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
1970–1972Sebat Gençlik57(0)
1972–1987Trabzonspor424(0)
Total481(0)
Xulka Qaranka
1975–1987Turkey31(0)
Teams managed
1988–1989Trabzonspor
1989–1992Boluspor
1992-1993İstanbulspor
1993–1997Trabzonspor
1997–1998Antalyaspor
1998Sakaryaspor
2000–2004Turkey
2005Trabzonspor
2007–2009FC Seoul
2009–2013Trabzonspor
2014–2015Bursaspor
2015–Beşiktaş
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 29 May 2014.
† Appearances (Goals).