Jwb iyo codsi wax ka badal

Salaan qiimo badan ka gadaal mudane aadbaad u mahadsantahay xidhiidhka aad ilasoo samaysay, Boggaan lagu kaydiyo Taariikhaha ee Wikipediana waa laga badiyaa markaa sxb waxaan Kaa codsanayaa Inaad adigu habayso hadaad awoodo, mahadsanid.