shirkada korantada banaadir ela campa beco ayaa waxaa la aasaasay sanadka markoo ahaay 2014 shikada krantada bixiso ee beco ayaa sheer waxaa ku leh saamileey somliyeed oo kakoowan 691 qof 600 qof waxay ka socdaan sirkada isgaarsiinta hurmuud iyo 91qof oo asoda shirkadihii midoowaway oo haray magaalada mogdisho