Halkan iigu dhaaf wixii farriin ah. Mahadsanid jmgurey.

Waan ku salaamay Jamac Muuse. Waan ka xumahay in fariimaheenii ugu dambeeyay oo aan is dhaafso ay ahaayeen luqada afka-ingiriiska. Waxaan filayaa in hada wixii ka dambeeyo aan ku wada xiriiri karno afkeena hooyo ee "macaan". --M. I. Mursal 08:02, 17 April 2007 (UTC)
Waa runtaa, sharaftuna waxay ku jirtaa inaynu afkeenna ku wada hadalno. Eebbe ha kaa jizaa'i mariyo. --Jama Musse Jama 17:52, 14 Maajo 2007 (UTC)

WAA RUN--genieyclo