Cabdulaahi Hassan mohamed
Joined 14 Juun 2023
Latest comment: 1 bil kahor by 192.145.174.199 in topic Ramadaa
RAMADAAN wax ka badal
bisha ramadaa. 192.145.174.199 18:11, 22 Maaj 2024 (UTC)
Ramadaa wax ka badal
Ramadaan waa mid ka mid aha 12ka bilood
Bisha ramadaan waa bil eey muslimiinta ☪️ oo idil eey alla dartiisa uku taga cuntada iyo biyaha ba
busha ramadaan waa bil muslimiinta oo idil looku dambi dhaafo .
RAMADAAN=waa in laka soon naado waxyaabaha la cuno baakiheeysika iyo sharabka oo dhan.
Ramadaanka waxa uu ka bilaawdaa markii uu fajarka dhashto waxa uuna ku egyahaay markii eey qoraxda dhacdey
Bisha ramadaan waa bil aad iyo aad qiima badan laku helo dambi dhaaf in naarta la iska xureeyo iyo waxaa kalo la ka helaa in aad janada ka kasho albaabka loo yaqaano "al rayaan " 192.145.174.199 18:17, 22 Maaj 2024 (UTC)