calan yahoow calan yahoow buluugee xidigtaa xidigta cadaankee dhaxda kaga cabiran tahay cisigii xoriyadee 60 kii kuu caan baxoow insha allahu mar baad curano rabi soo celin cududaado sida curubtiyo ubax curidinaad carfi doontaa oo cisigaagi markale soo celin cirku hibo furii dhulku wada cagaar noqon collaad colaad colaad laga fayoobaan insha allahu mar baad curano rabi soo celin cudaado sida curubtiyo ubax curdinaad carfi doontaa

cishaa imani calan yahoow calamkoo idil calanyahoow lagaa cisayni calanyahoow codkaagu shaqayn calanyahoow shidaalka camiran calanyahoow cayriin lasoo bixi calanyahoow oo cayidh kaga bogsoon calanyahoow

insha allahu mar baad curano rabi soo celin cududaado sida curubtiyo ubax curdinaad carfi doontaa