taarikhda c.rashiid cali xassan geedi wax ka badal

C.rashiid waxa uu ku dhashay magalada mogadishu gaar ahaan degmada kaaran lkn waxa uu kusoo barbaaray degmada ceeldheer ee g/galgaduud. Waxbarashadiisa dugsiga quranka waxa uu ku qatey degmada celdher kadibna waxa uu u xireeystey yacni cilmiga diinaga u aadey masajidka taariqda weyn ku leh ceeldheer ee layiraahdo al zaahir kadib cilmiga diiniga ah waxa uu bilaabay c.rashiid inuu barto cilmiga maadiga ah asigoo dugsiga hoose/dhexe iyo sare kuso dhameystey isla degmada ceeldher. Dugsiga hoose waxa uu kudhameystey (el-der primary school) dusiga dhexana (taajul-culuum primary and secondry school) halka dugsiga sare uu ku qalin jabiyay (el-dher primary and secondry) asigoona kamid ahaa dufcadii labaad ee kaso qalin jabisey schoolkas. Intaas kadib waxa uu c.rashiid waxbarashadisa heerka koowad ee jamacada usoo doontey magaalada mogadishu waxa uuna galay (jaamacada mogadishu) asigoo doortey inuu daraaseyo maadada (puplic adminstration PA) c.rashiid waxa hadda marayaa sanadki 3aad ee jamacada FG taariqdisana iyadoo dhameystiran ayad bogan ka heli doontan Abdurashiid (talk) 19:34, 2 Diseembar 2015 (UTC)Reply