Shanqalow waa deeqaan balaaran waxaana layiraahdaa inta udhaheeysa miidi iyo Macalin dheere magaaladu waa baalanbaasha waxaa ay ka koobantahay 3 xaafadood oo waa ween oo kala ah Raato, Hodan iyo Galoole iyo kuwakale oo yar yar