waxaan ahay wiil somali ah oo aad u nasiib daran waxaan ka so tagey somali gaar ahaan dagmada bardhere waxana ku dhashey bardhere kadib markii hooyadeyda halkaa lagu diley halkaa aabena uu cararay markii hooyo ladiley kadib aabe isna dagmadii dagmo u dhaw ku dhintey wadna xanuun uu qawey aw geeda markaan waalid aan ku waayey halkaa ayaan iska so tahtiibey una so tahriibey dhanka iyo south africa markaa imid ayaan waxaan la kulmey jinad jabyo fara badan sida qabiilaadka waayo anigu waxaan ahay qabiil aan laga heleen halkaa oo lagu magacaabo ajuuran qof walba wuxuu ku tiir san yahay qabiil marka aad u bahato wax qabsi ganacsi kadib markaan raadsey wax igu qabiil ah ayaan waxan ka heley gabar gabadhaso oo xiligaan eey tahay xaaskeyga oo nolol xuma aan kuwada nool nahay aniga waxaan la seexda saxiibo eyno isku baraney south africa xaaskeygana waxey la noshahay saxiibteda aniga xaaskeyga aad baan u jeclahay mana ka maarmo ayadana sido kale ee un waxaan ka codsaneyna in eey bili aadino eey no fiiriso naguna caawiso wixii bili aadin nimo ah magaceygu waa mohamed c/najiib c/laahi waxaan konolahay south africa cape town tell +27748096768 email shakuryare@hotmail.co.uk thanks