Jowhar waa magalo madaxda dowlad goboleedka Hirshabele. Jowhar waa magalo taariikh fog leh waxayna soo martay maamulo kala duwan.