Abu muxamed
Joined 22 Luuliyo ama Luulyo 2018
Wadad Ettinger street
Waxa weeyi wadi Ku taal magaalada Ingolstadt we wadanka jarmalka gaar ahaan gobolka Bavaria Ee dhaca koonfurta wadanka jarmalka Waana wado hal bawle u ah magaalada Ingolstadt OO ah magaalo taariihki ah oo soo jirtay ilaa iyo wakhti dheer taariikh weyna leh Waxaa weeyi magaalada labaad ee gobolka Oberbayern