Abdiladiif waa wiil somaliyeed waxa uu ku nool yahay dalka Ruushka Gaar ahaan Caasimada Mosco Abdiladiif waxa uu ku dhashay magaalada burco sanadku markuu ahaa 14/2/1994 waxa uu waxbarashadiisa heer dugsi hoose dhaxe ku soo qaatay magaalada burco waxa uu ku soo bar baaray xarunta gobolka togdheer waxa uu caddiladiif u baxay sanadku markuu ahaa 2006 dalka ruushka halkaas uu u tagay jaamacad

ABDILADIF QOYSKIISA wax ka badal

father:aadan maxamed cumar mother:siraad yuusuf maxamed sister: muuna aadan maxamed brothers:Cabdiqani.Cabdifataax.Cabdiraxmaan