Habka Caawinta Horumarka Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay UNDAF)
- Boga "UNDAF" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Habka Caawinta Horumarka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Development Assistance Framework, loo soo gaabiyo: UNDAF) waa barnaamij ukala dabqaada dowladaha aduunka iyo Golaha Wadanada Qaramada Midoobay, kaasi oo xidhiidhiya Qaramada Midoobay iyo wadanada xubinta ka ah howlaha ka dhexeeya. Shaqada UNDAF waxaa ka mid ah hagaajinta iyo ka warbixinta mashruucyada iyo masuuliyada ay wakiilada Qaramada Midoobay ka fuliyaan dowladaha xubinta ka ah Qaramada Midoobay.
Habka Caawinta Horumarka Qaramada Midoobay United Nations Development Assistance Framework | |
Loo soo gaabiyo | UNDAF |
---|---|
Samaysmay | 1991 |
Nooca | Koox |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Hogaanka | James Naxels |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | www.undaf.org |
Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal
Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal
Linkiyo Kale wax ka badal
Tixraac wax ka badal
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |