Yuraaniyaam
(Waxaa laga soo toosiyay U)
Yuraaniyam wax ka badal
Yuraaniyam (Ingiriis: Uranium) calaamad U waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sagaashan-iyo-lix. Yuraaniyam waa bir leh 92 elektaroon iyo 92 borotoon, taas oo leh radioactive daciif ah maadaama isotopeskeedu aanay daganeeyn. Curiyahan wuxuu leeyahay miisaanka atomka ugu culus ee Diwaanka Curiye, waxa ka miisaan weeyn kaliya Bulutooniyaamka.
Ayadoo Isku dhis ah ayaa laga helaa dhulka hal meel milyankii qidcadood ee caro, dhagax ama biyo ah. Yuraaniyam-239 waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo hubka khatarta badan ee Nukliyeerka.
Taariikhda Yuraaniyamta wax ka badal
Yuraaniyamta waa macdan laga helo carrada Taas oo leh faa'iido waxtar badan waxaana laga sameeya hubka khatarta badan ee nukliyeerka