1 (tiro)
(Waxaa laga soo toosiyay 1 (Tiro))
1 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka kow. Tirada lambar 1 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | kow | |||
Ordinal | 1. (kowaad) | |||
Tiro roman | I | |||
Labaale | 12 | |||
Saddexaale | 13 | |||
Afaraale | 14 | |||
Shanaale | 15 | |||
Senary | 16 | |||
Octal | 18 | |||
Laba iyo tobanaale | 112 | |||
Tobanaale | 116 | |||
Vigesimal | 120 | |||
Sal 36 | 136 |
Kaalandarka wax ka badal
Sanadka ugu horeeyay ee Qarnigii 1aad, waa taariikhda gaalada, waa markii oo karishtaanka bilaawday. Waa markii oo Nabi Ciise (c.s) dhashtay.
Liiska Tirada wax ka badal
Qoraalo La Mid Ah wax ka badal
- Aasaaska Tiro
- Aasaaska Xisaabta
- Lambar
- Tiro
- Jajab
- Iskugeyn
- Iskudhufasho
- Kalagoyn
- Iskuqeybin
- Dhaban
- Kinsi
- 10ka Lambar ee u Horeeya Xisaabta
- Xisaab
- -1 (Tiro)
- 0.999...
Xigasho wax ka badal
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |