Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto

 Bulshada:  Arimaha Bulshada    Hiddaha iyo Dhaqanka    Cilminafsi    Dhaqaalaha    Siyaasadda    Waxbarashada iyo Barbaarinta    Juqraafi    Taariikh    Sharci    Luqad    ( Fikir )    ( Falsafad )  

Eeg sduu hadda yahay

Hordhac

Xisaab Erey ahaan waxaa loo qeexi karaa siyaabo kala duwan waa cilmiga darsidda Tirada, Dhismoiyo, Aduunka, Isbedelada xisaabtu inta badan waa hab wax lagu tirsado. Xisaabta waxaa mararka qaarkood loo arki karaa inay tahay cilmi Saynis dabiiciga ah, gaar ahaan Fiisikis

Waxaan kujira halkaan 0 maqaalo ku saabsan xisaabta Wikipedia.

Maqaal Bileed la xushay

Toobin Waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu goobo tahay, masaaxada isku xirta salalkuna tahay Toobin.
: Qaacidadaan waa Toobinta usamaysan Salkeeda sida Goobada
r : Gacanka Salka.
h : Joogga Toobinta.
A : Bedka Salka.
P : Wareega salka.
V : Mugga Toobinta.
g : Dheerer garaaf toobineed ee gooba quman ah.

Bedka

Bedka dusha sare ee toobin Goobeed quman =
Bedka salka toobinta =
Toobin goobeed quman hadii la gooyo ee barbarra la noqda waxaa ka dhalanaya :
Halka (a) Waa bedka gabalka la jaray, iyo (k) Fogaanta halka laga jaray madaxa.

Mugga

Mugga Jooga toobin Gacanka Salka iyo Mugga dhulubo. Sidaas daraadeed:

Kaydka... Aqri dheeraad...

Sawirro lasoo xulay

{{{comment}}}
{{{comment}}}
Qabaal ingriis ellipse oo macnaheedu yahay wax kala dhiman, waa salax u eg qaabka Qardhaasta

Waxaa la adeegsan karaa abyane Xadidan si loo xaqiijiyo Bedka Qabaal a iyo b waana sidaan

Kaykdka... Sii aqri dheeraad...

Aqoonyahan Xisaabeed

Mashaariic ku saabsan Xisaabta

Mashaariic ku saabsan Xisaabta hadii aad fikir haysid ku saabsan sida lagu hor marin karo maqaalkaan waad soo gudbin kartaa.

  • Mashaariicda kusaabsan Xisaabta iyo hormarinteeda.

Warar

Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī waa ninkii alifay xisaabta nooca loo yaqaan aljebra.

Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī

Category

Maqaallo Cusub

Ma ogtahay...

Saami qumman ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3 labo ka sadax)

Hab xisaabeedka muuqaal casriga ah Dheere iyo belac

Tusaale ahaan: Biyaha lacabaa waxa ay udhigmaysaa dadka tiradooda habkaan ayaana uxisaabi karnaa Biyihii lacabay dhamaan = Biyaha qofku uu isticmaalo X Tirada dadka hab kale ayaana udhigi karnaa Dhamaan biyhii la isticmaalay = saami X Tirada dadka Saami = qiyaastii uu isticmaalay qofkiiba

Tusaale ahaan Habka fisigiska Bir latumaya oo af mudac ah loo samaynayo waxa ay udhigmaysaa kuleelkeeda Tumis = Saami X heerkulka birta Saamigu waxa uu noqonayaa = Intee la dheereeyey birtaan habka kuleelka Si aad ufahanto waxaa kugu filan birtii gaabneed oo af mudac ah loo sameeyey Tusaale ahaan L_0 ka hor inta aan la fidin waxa uu la midyahay kadib markii la dheereeyey

alpha : Waxa ay ka dhigantahay wixi birta lagu dheereeyey

Liiska

Arrimo ku jira

Si guud Habka Aragti tiro Xisaab goos goos ah
Furfuris Aljabra Topologia Dhaqan galinta


Tiro - Tiro tirsiimo - Tiro idil - Xigsin - Lid-xigsin - Abyan - Abyoone - Jajab - Tiro lakab - Dhexfur - Abyane huban - Tiro maangal ah - Tiro maangad ah - Tiro kakan - Wadar - Faraq - Taran - Qeyb - Urur - Hormo-urur - Dhextaal - Hormo-urur quman - Isutag - Duleedin - Aljebro - Doorsoome - Tibix - Hawraar - Tibxaale - Heer - Hawraar lakab - Isir - Isle’eg - Isle’eg toosan - Isle’eg wadajira - Sunsun - Dareerimo - Faansaar - Tikraar - Made - Tiirada - Weydaar - Qiime sugan - Xididshe - Saabley - Joomitiri - Bar - Xariiq - Xagal - Fool - Barbaro - Qoton - Sallax - Goobo - Gacan - Dhexroor - Qaanso Labojibaarane - Dhinac - Laydi - Dherer - Balac - Saddex-xagal - Sal - Gundho - Barbaroole - Koor - Qardhaas - Gunbur - Toobin - Dhululubo - Gabal Toobineed - Goobo - Saab - Gees - Jeedshe - Kulmis - QabaalKulmisyo - Dhidib weyne - Dhidib yare - Labosaab - Dhidib-wadaaje - Dhidib-xisti - Taxaneyaal - Taxane - Jiiftax - Joogtax - Suge - Leeb - Itimaal - Abnaqan - Raaboqaad - Racayn - Waqdhac - Xigidda Xad

Portal Bahwadaag


(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)