Yugoslaafiya (Yugoslavia) waxay ahayd waddan ku yaal Yurub oo inta badan ku yaal Jasiiradda Balkaan. Waxay ku jirtay mid ka mid ah saddexda nooc ee 1918 ilaa 2006.[1] Yugoslaafiya macnaheedu waa "dhulka Slaaf-koonfureed". Magacani wuxuu ka yimid kuwii qarnigii 7aad ka yimid aagga hadda loo yaqaan Boland.

Goobta guud ee Yugoslaafiya. Xuduudaha saxda ah way kala duwanaayeen sannadihii

Calanka wax ka badal

 
 
 

Wadamada wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Ramet, Sabrina: The Three Yugoslavia: State-building and Legitimation, 1918–2003. Bloomington: Indiana University Press, 2006
  Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Yugoslaafiya sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.