Yucubyaboh waa degmo qadiimi ah kuna taala hawdka gobolka togdheer waxana degmada ku dhaqan beesha reer cawl ee habar yoonis.