Yoghurt

(Waxaa laga soo toosiyay Yogurt)

Yogurt (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : yoghurt) waa cunto fudud oo laga diyaariyo caano garoor, khamiir, bakteeriya iyo midho la isku dhex qasay; taasi oo laga cuno dhamaan deegaanada caalamka. Sidoo kale yogurtku wuxuu leeyahay dhowr nooc taasi oo ku xidhan duxda ku jirta; sida yogurt dux badan leh iyo mid dux yar leh.[1][2][3]

Yogurt
Baaquli ay ku jirto yogurt iyo midho
Magac kaleYoghurt, Yogurti
NoocaCunto fudud
Asal ahaanCaalamka oo dhan
Ka koobancaano garoor, khamiir, bakteeriya
Kala duwanaanYogurt dux badan iyo yogurt dux yar
Sidoo kale fiiri: Cunto SoomaaliCuntoRaashin  (Qureec, Qado, Casho)


Diyaarinta Yogurti

Yoghurtiga waxaa laga diyaariyaa noocyo kala duwan oo caano ah kuwaasi oo lagu qasay fixiso, khamiir, biyo diiran, yeast iyo milix taasi oo si fiican loo garaaco (tumo) si ay iskudhexgalaan iskudarkaasi, ka dib meel la dhigo mudo saacado ah si ay u khamiirto.[4] Sida ugu badan daqiiqda laga diyaariyo laxooxda waxaa laga sameeyaa garowga.[5]

Yoghurt waxaa lagu diyaariyaa wakhti u dhexeeysa 24 saac iyo wixii ka badan.

Isticmaalka

Sida caadiga ah, laxooxdu waxay ka mid tahay qureec iyo cashada meelo badan oo dadka Soomaalidu ku dhaqan yihiin. Waxaa laga yaabaa in dadka qaar xataa ku qadeeyaan laxooxda. Sidoo kale, loxooxda waxaa lagu darsadaa subag, malab ama suugo iyo koob shaah ama bun ah. Laxooxda la cuno wakhtiga qadada waxaa lagu darsadaa suugo ama maraq.[6]


Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. "Little Business Women". Waxaa laga kaydiyay the original 2011-09-28. Soo qaatay 2015-11-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Mohamed Diriye Abdullahi, Culture and Customs of Somalia, (Greenwood Press: 2001), p. 113.
  3. "Hatikva market — the other side of Tel Aviv". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-04-27. Soo qaatay 2021-08-08.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. Preparing Lahoh
  5. name="Abdullahi"
  6. name="Abdullahi"
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: