Yagoori waadegmo ku taala inta u dhexeysa magaalooyinka Laascaanood iyo burco ee gobolka waxay ka mid taahay gobolka Sool , Waxa la'asasay 1935 magaalo ahaan Markii hore waxay ahayd doxooyin reer guuragu dego Waa meeshi ugu horeysay ee daraawish degto yagoori waxay xarun u tahay qaar kamida culimada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ahlu suna wal jamaca ee loo yaqaan timo waynta,

Yagori
Town
Yagori is located in Somalia
Yagori
Yagori
Location in Somalia.
Coordinates: 8°45′N 46°58′E / 8.750°N 46.967°E / 8.750; 46.967
wadanka Somalia
SSC Khatumo
GobolkaSool
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Yagoori waxaa mara dooxooyin qurxa badan oo ay ka mid tahay dooxada casuura. Dawlad gaboleedka Somaliland ayaa ka talisa Magaalada Yagooori wakhtigan xaadirkan.