Xuduudkii Darwiish 1915 waa xuduudkii uu Daraawiishta la biirsanaa xagga ciidanka Ingiriiska. Xuduudkii Darwiish dinaca galbeed wuxuu ahaa Conkor, Sanaag, ilaa Dhur Cilaan, Sanaag, Badweyn, Sool, iyo Buuhoodle.