Xuduudkii 1908 ee Darwiish oo af ingiiriis loo tarjuma "1908 Darwiish borders" waxaa lugu tilmaami karaa xuduudkii uu Diiriye Guure uu direy General Cordeaux. Tilmaamka xuduudihii waxay ahayd xaggay galbeed Buuhoodle, Badweyn iyo Jidbaale. Xagga waqooye nah, xuduudka waxay ahayd Geel Wayta. Waxaa tilmaamaaya xuduudahaas hadalkan uu Diiriye Guure yiri: "Buuhoodle, fardahaagana ka celi Badweyn iyo dooxada Caymeed ugana yeero jaajuustaada Jidbaale ... haddaba haddaad doonaysid waddanka nabaddiisa, ii daa deganaansho inta dulka u dhexeesa Isaaq iyo Warsangeliye (Geel Wayte)".