Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta

Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta, Waa xisbiga talada dalka Turkiga haya waxaana aasaasay madaxweynaha Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogaan. Xisbigaan waxaa lagu maamuusaa in uu dalkaas horhmar baaxad leh, xasilooni siyaasadeed iyo iskufilaansho dhaqan-dhaqaale gaarsiiyay, waana midda sababtay in ay sare u kacdo kalsoonida dadku ku qabaan dawladdooda uguna guuleysteen 11 doorashooyin shacbi ah oo isugu jira; doorasho Madaxeed, Dawladaha-hoose, si dastuuri iyo Baarlamaani ah. Waxaa hadda guddoomiye ka ah Xisbiga Ra'isulwasaaraha Binali Yıldırım.

Xisbiga Caddaaladda iyo Horumarinta
Adalet ve Kalkınma Partisi

Macluumaad gaar ah

Website akparti.org.tr