Xisbi Siyaasadeedka SSC Waxa lagaga Dhawaaqay Magaalda Hargaysa ee Jamhuuriyada Somaliland waxaanuu noqday xisbi Cusub oo kusoo biiray liiska Xisbiyada Somaliland.xisbigan oo maamulkiisu ay badi kasoo jeedaa gobolda bari ee wadanka waxa uu noqonayaa xisbiga ugu cusub liiska xisbiyada Somaliland.waxaana laga yaabaa in magaalda laascaanood ay xaraun u noqoto.