Ximsa (afka carabiga; حمص) waa magaalo ku taal suuriya, waana magaalada sedexaad ee ugu weyn xaga dadka marka laga yimaado dimishiq iyo xalab, galbeedka suuriya ayee dhcdaa, gobolka ximsa ayee magaalo madax u tahay, magaalada waxay isku xere weyn u tahay magaalooyinka suuriya, waxayna sidaas ku noqotay meel ganacsi oo fariid ah.


Ximsa

حِمْص  (Af-Carabi)
City
Nickname(s): 
Mother of the black stones (أم الحجار السود)[1]
Al-'Adhiyyah (الْعَذِيَّة)[lower-alpha 1]
The city of Ibn al-Walid (مدينة ابن الوليد)
Ximsa is located in Syria
Ximsa
Ximsa
Location in Syria
Coordinates: 34°43′51″N 36°42′34″E / 34.73083°N 36.70944°E / 34.73083; 36.70944Coordinates: 34°43′51″N 36°42′34″E / 34.73083°N 36.70944°E / 34.73083; 36.70944
Dalka Syria
GobolkaXimsa
DegmoXimsa
XaafadXimsa
La degay2000 BCE
Dowlada
 • Gudoomiyaha golaha degmadaAbdullah Al-Bawab
Area
48 km2 (19 sq mi)
 • Urban
76 km2 (29 sq mi)
 • Metro
104 km2 (40 sq mi)
Joogga
501 m (1,644 ft)
Tirada dadka
(2017)
 • City775,404 <ref name="World Population Review"</ref>
Magac kaleAf Ingiriis : Homsi
Af Carabi : ar
Aag saacadeedUTC+2 (EET)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (EEST)
Furaha031
GeocodeC2528
ClimateCsa

Xigasho wax ka badal

  1. Al-Dbiyat 2013, p. 160
  2. Almaany Team. https://web.archive.org/web/20171025073325/https://www.almaany.com/ar/dict/ar-ar/%D8%B9%D8%B0%D9%8A%D8%A9/. Waxaa laga kaydiyay the original 25 October 2017. Soo qaatay 24 October 2017.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)


Cite error: <ref> tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/> tag was found