Xeebta Soomaaliyeed ee Masar

Khedivate's Somali Coast, ama Xeebta Soomaaliyeed ee Masar waxay ahayd dhulkii uu Khedive Ismail I xukumi jirey 1874kii ilaa 1884kii. Caasimada Xeebta Soomaaliyeed ee Masar, waxay ahayd Saylac.