Xasuuqii Dhulbahante-Darwiish

Qabiilka Dhulbahante waxaa la xasuuqay wakhtiga Daraawiishta. Waxaa xasuuqay Dhulbahante dawladdaha Xabashka, Ingiriiska, Talyaaniga iyo dadka raaci jirey. Qarnigga 19ka, tiradda Dhulbahante waxay ahaan jirtey 3 boqollaal tiradda Habr Jeclo. Laakin Daraawiishta ka bacdi waxay noqdeen tiro oo isku siman.

Xasuuqii Dhulbahante-Darwiish