Xasbahalle waa gobolka nugaal somalia waxayna hoos timada dagmada eyl waa magaalo ay dagan dhaqanka gobolka nugaal boqortooyada reer samatar waa magaalo leh hal dugsi sare iyo mid dhexe hoose waa magaalo ku caan ah dhaqashada xoolaha noocayadeda kala duwan waxana hoos yimada 17 tuulo gudomiyaha dagmada waa said seleban