Xal
Xal waxaa af ingiriis lagu dhahaa „solution”.
„Ma idinku filna inaad xal wanaagsan ku heshiisaan keliya. Laakiin waa inaad sameysaan waxa ad ku heshiiseen. Tani waxay u baahnaan kartaa dadaal aad u badan laakiinse barako baa ka iman doonto.”
„Sidaas darteed waan hubnaa inay dhowaan Boqortooyada Ilaahay joojin doonto dhibaatooyinka dunida.”