Xadhig (bir)

Xadhig koronto (Af Ingiriis : wire; Af carabi: سلك) waa xadhig soohan ama dhumuc leh oo ka samaysa macdanta birta kaasi oo loo isticmaalo inuu gudbiyo korontada iyo xidhiidhinta signalka. Xadhkaha korontada waxaa laga sameeyaa biraha leh astaamaha gudbinta elektaroonada korontada; sida birta naxaasta iyo leadka loo yaqaano. Intaasi waxaa dheer, birta la qoray ee xadhkahaasi waxaa lagu dahaadhaa duub warqado ah iyo qolof adag oo caag ah kuwaasi oo loogu talogalay ineey dadka iyo xayawaanka ka ilaaliyaan korontada, iyo ineey kala ilaaliso labada qeybood ee xadhkaha kala wada positiveka iyo negative ka.[1]

Xadhkaha korontada

HordhacEdit

Sida caadiga ah, xadhkaha birta ahi waxay ka samaysan yihiin biraha fudud ee ku fiican gudbinta sida naxaasta iyo jaandiga. Marar badan waxaa laga sameeyaa isku-dhisyo ka kooban biro noocyo kale ah.

MuuqaaloEdit

Sidoo kale fiiriEdit

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

TixraacEdit

  1. Swiger Coil Systems. Swiger Coil Systems, A Wabtec Company http://www.swigercoil.com/edge-wound-Coils_edge-bent-coils.asp. Soo qaatay 1 January 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)