Xaaji Faarax Cali Cumar wuxuu ku dhashay 1907 magaalada Jamaama ee gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya. Wuxuu Siyaasadda soo gale kadib markii uu ku biiray xisbigii gobanimodoonka ahaa ee SYL 1944. Xilal fara badan ayuu ka soo qabtay dalka oo ay ka mid tahay wasiirka maaliyada Soomaaliya ee ugu horeeye. Waana ninki sameeye lacagta shilin [soomaliya]. Beesha uu kasoo jeedo [Madhibaan]..

File:HajiFarahAli.jpg
Xaaji F. Cali Cumar