Waqooyiga Kuuriya

(Waxaa laga soo toosiyay Woqooyi Korea)

Coordinates: 40°00′N 127°00′E / 40.000°N 127.000°E / 40.000; 127.000

Woqooyi Korea (북조선, 北朝鮮) ama Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacabka ee Kuuriya (조선민주주의인민공화국, 朝鮮民主主義人民共和國) waa wadan yar oo ku yaalo bariga qaarada Aasiya. Waqooyi shacabka waxa ay ka go'day Koonfur Kuuriya oo markeedi hore la isku dhihi jiray Kuuriya, sanadka markii uu ahaa 1950kii. ayaga oo dagaal xun dhaxmaray oo ilaa hadda ee colaad dhex taagantahay. woqooyi iyo koonfurtaba waxaa soo gumeystay wadanka Jabaan. Kuuriyada Woqooyi ayaa si weyn loogu eedeeyaa inay malaha tahay tii ugu xumayd ee xagga xuquuqda aadanaha adduunka. Rasmi ahaan, Kuuriyada Waqooyi waa dawlad aan diin lahayn.

Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Shacabka ee Kuuriya
조선민주주의인민공화국
Woqooyi Korea
Hal ku dheg: 강성대국
(Dal adag oo barwaaqo ah)
Heesta qaranka: 애국가
Aegukka
"Hees Wadani ah"
Location of Waqooyiga Kuuriya
Magaalo madaxPyongyang
Luqadaha rasmiga ah luqadda Kuuriya
Hogaanka
 -  Hogaamiyaha ugu sareeya Kim Jong Un
 -  Ra'iisul wasaare Kim Tok-hun
La soo xulay
 -  Madax banaanida Japan 15kii Ogosto 1945kii 
 -  dagaalka Kuuriya 25 Juun 1950 - 27 Luulyo 1953 
 -  Dastuurka hadda jira 27 December 1972 
 -  Geerida Kim Il Sung 8 Luulyo 1994 
 -  Geerida Kim Jong Il 17 December 2011 
Baaxad
 -  Guud ahaan 120,540 km2 
46,541 sq mi 
Lacagta won (KPW)