Wikipedia talk:Sandbox

Latest comment: 4 bilood kahor by 154.115.220.99 in topic Marka hore madigaanku yay galaan

Beesha Madigaan wax ka badal

Beesha Madigaan waa beel ka mid ah beelaha soomaalida kuwa ugu da' wayn ama ugu cimri dheer, waana mid ka mida ah beelaha dega Somalia, Ethiopia iyo Kenya. Magacyada kale ee beesha madigaan waxa ka mida Massare Oo ay walaalo yihin gaaljecel, ciise, digoodi o ay isku yihin ilma saransoor madigaana wa reer kamid ah masare Sido kale waxay xilal kaso qabteen kana hayaan kenya, somaaliya, ethiopia waxaana kamida dhinaca kenya tiraba ilaa 6 xildhiban oo kamida baarlamanka kenya iyo taliyaha difaaca cirka kenya. Ethiopia wasiirki hore cadaalada DDS wasiirka horumarinta xolo dhaqatada iyo reer miyiga DDS wasiirku xigeenka dakhliga DDS gudomiyaha gobolka liban maayarka dollo ado sido kale waxay leyihiin 4 dagmo e ugu wawayn gobolka liban wana gobolka liban boqol kiba sidetan intaasi wa xog ansoo ururinay wax badan ayaana dhiman [User:Maxamedyare2000|Maxamedyare2000]] (wadahadal) 23:36, 10 Juun 2020 (UTC)Reply

The real Fighter wax ka badal

There Real fighter is 37.131.42.141 23:34, 30 Oktoobar 2022 (UTC)Reply

Marka hore madigaanku yay galaan wax ka badal

madigaanku madaarodbaa? 154.115.220.99 08:31, 26 Diseembar 2023 (UTC)Reply

Return to the project page "Sandbox".