Wikipedia talk:Masuul la'aan guud

Latest comment: 2 sannadood kahor by Hanad ciise salaad in topic Somaliland maxaad ka aamin san tahay?

AQALKA SARE EE DOWLADA JUMHURIYADA FEDARALKA SOMALIA wax ka badal

Aqalka sare ma noqon doonaa mid ay u aaayaan shacab ka somaliyed? Mxuu faa ido u leeyahay xildhibaanada jamhuuriyada ?

Mana noqon donaa aqalka sare  mid wax Ku ool ahaada ?


Da ud haji (talk) 20:26, 25 Maarso 2017 (UTC)

Aqalka sare shaqadiisi wuu dayacay Yazin Dahir Aden (talk) 11:21, 6 Nofeembar 2018 (UTC)Reply

Aqalka sare shaqa fiican ayuu hayaa Mohamed bulshaawi (wadahadal) 12:29, 4 Juun 2020 (UTC)Reply

xildhibaan federal ah wax ka badal

Cabdi nasir sicid muuse wa xildhibaa federaal ah. waxaana la so doortey 2016. sido kale waxa lo magacaabey wasiir ku xigeenka amniga qarank Sulaiman moha (talk) 20:49, 9 Abriil 2017 (UTC)Reply

Dalmar wax ka badal

Wuxuu Ku dhashay bardale sanadii 1996 Abdiasis Adam Ali (talk) 11:33, 22 Juun 2017 (UTC)Reply

Somaliland maxaad ka aamin san tahay? wax ka badal

Somaliland waa dhul hodan ah mana diidana inay somaali meel gaadho ee yadu tanteedi waxay u aragtay inay gooni noqoto Yazin Dahir Aden (talk) 11:24, 6 Nofeembar 2018 (UTC)Reply

Waa dhulkeyga hooyo somalia iyo somaliland midinimadooda waa muhiim Hanad ciise salaad (wadahadal) 21:42, 29 Juun 2021 (UTC)Reply

Axmed maxamed farax wax ka badal

Axmed maxamed farax cargaale waxa uu kudhashay tuulo hoostagto degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Eng Ahmed Mohamed Farah muumin (talk) 08:49, 13 May 2019 (UTC)

Faikirka suuban wax ka badal

Waxan ka aminsanahay in eey horay usocoto iskuna tashatay wadada saxda ah heshay. Hdiii aan sidaan kusocono waxaan dib u heli dinaa dowladnidii an lahan jiray. Madaxda waa in eey u shaqeynaan shacabka eey ka masul yihin ilaheeyna ka baqaan xaqa umada ilaliyaan. Ahmedwalik9 (talk) 00:47, 8 Juun 2019 (UTC)Reply

Wad kusaxantahay horeyusoco sxp Kings MoQadar (talk) 15:25, 11 Agoosto 2019 (UTC)Reply

Degmada Xamar Jadiidiid wax ka badal

waa degmo u kala kacsan wiilasha, waana waax ka mid ah warta Nabadha Cadaawe515 (talk) 16:17, 6 Maarso 2020 (UTC)

Return to the project page "Masuul la'aan guud".