Wikipedia talk:Codsiga maamulka/Siin

waxaan doonayaa in aan ka qayb qaato hore marinta maqaalada waxannna aad ugu mahad celinayaa maamulka sharaftale ee sida sharafta leh ii soo dhaweeyey waxaan ku dadaali doonaa in aan ixtiraamo dhamaan xuquuqda dadka kale

aniga oo raacaya dastuurada WIKIPEDIA
Return to the project page "Codsiga maamulka/Siin".