Wikipedia:Khariibaad

(Waxaa laga soo toosiyay Wikipedia:Vandalism)
"Burburinta" iyo "Vandalism" halkan bay u jihaysaa. Kani waa xeerka rasmiga ah ee Wikibidhiya.

Gudaha Wikibidhiya, burburinta waa marka isticmaaluhu uu si ulakac ah u sameeyo isbeddello xun Wikibidhiya. Waxa laga yaabaa inay sameeyaan mid ama dhammaan waxyaalaha hoos ku taxan. Khasaariddu waa dhibaato aad u xun, dadka sii waddana waxaa laga yaabaa in laga hor istaago inay isbedel sameeyaan. Tijaabada wax ka beddelka, sida kuwa lagu sameeyo sanduuqa-cammuudda inta badan ma aha kharribaad. Laakiin xaaladaha qaarkood, waxay noqon kartaa, gaar ahaan haddii nuxurku yahay meel ka dhac ama weerarro dad kale.

Cunaqabatayn wax ka badal

Haddii aad kharribto, akoonkaaga waa la xannibi doonaa ama si toos ah ayaa loo xannibi doonaa. Laakiin, maamulaha Ismail4all war ma leh, meel.