Wikipedia:Soo Bandhigga Sawirka Xulka
Sawirka xulka Waa sawirrada maqaallada lagu xiriiryo, cadayn ama qurxin ilaa heer adeegsadaha doonaya in uu aqriyo bogga uu sawirka ku jiro, waxaa la iska rabaa Xeerka sawirka xulka inaad dhowrto. Hadii aad isleedahay sawir muhiim ah ayaad haysaa hoos ku soo sharax Sawrikaada waxaa loo sii gudbin doonaa Commons si ay unoqoto sawirkii ugu wanaagsanaa |
Bogagga la xiriira sawirada | ||
Ma waxbaa isbedelaywax ka badalWaxaa macquul ah in shaashada ama lafta fiidiyoogka ee kombuyuuterka si fiican ushaqaynanayn marka shaashadda iska sax inta aadan sawir soo galin halkaan, waa ineey soo baxdaa afar Goobood shaashadaha qaar ma soo baxayso
|
Bogagga xiriirka la leh Bogga Hore:
Maqaallo Xul Ah
Kaydka wadahadalka Sawirro la aqbali karo: «1» - «2» - «3» Sawirro La diiday: «1» |
Hassan gabood, waa aqoonyahan soomaaliyeed, ku hawlan in uu bulshadiisa ku soo kordhiyo afkaaro iyo adeegyo cusub oo la ma jeerto.
Waa aqoonyahan ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ku soo barbaraay kuna soo qaadatay waxbarashadii asaasiga ahayd ilaa tii dugsiga sare, jaamacadana heerka kowaad ka qaatay jaamacad ku taalla magaalada Hargaysa oo la dhoho Jaamacada Hargaya.