Wikipedia:Sharciyada

[[file:|link=|px25]]
Fiiro gaar ah: Sharciga iyo Xeerka Wikipedia waa kuwo loogu talo galay inay hagaan dadka isticmaalayaasha, gudagaleyaasha, iyo dhamaan bulsho weynta soo siyaarata Soomaali Wikipedia.


Sharciga iyo Xeerka Wikipedia waxaa diyaariyay isla markaana isku soo ururiyay isticmaalayaasha iyo bulsho weynta ku xidhan websitekani. Ujeedada sharciga iyo xeerarkani waa si ay u hagaan dhamaan isticmaalayaasha, isla markaana u ilaaliyaan danta guud iyo horumarka Luuqadeena Hooyo.

Sharciyada iyo xeerarku halkan kuma dhamaystirna, waana kuwo ilaa hada qabyo ah oo horumar lagu wado.