Wikipedia:Sharaxaada Maqaalada Cusub/Hordhac
- Habkee u-soo sharaxayaa maqaal?
- Soo booqo xeerka iyo shuruudaha sharaxaada maqaalada cusub.
- Gali template kaan : {{Usharaxan Maqaal Cusub}} halka sare ee maqaalka aad dooneeysid kadib kaydi bogga.
- Nuqulkaan gali maqaalka hoose adigoo ku bedelaya magaca maqaalka :
{{UMC|Magaca Maqaalka sharaxan}}
- Raad raac tusaalaha template-ka.
- Gudagaleyaasha taageersan template kaan bay adeeysanayaan {{Sharaxaad MC}} ama {{Taageersan}} (ama {{Sharaxaad MC}} hadii ay u arkaan in maqaalku waafaqsanyahay habka maqaalada cusub ee lasoo xushay).
- Gudagalayaasha diidan waxaa lagu soo daabici doonaa bogga wadahadalka ee maqaalka isagoo sheegaya sababta uu uga soo horjeedo sharaxaada islamarkaana raacinaya {{Ka Hor Jeeda}}.
- waxaa soconaya codad taageera ah iyo kuwa diidan, hadii la isku afgarto mid kamid ah maamulka ayaa samaynaya galinta linkiga maqaalka cusub Bogga hore iyo qaybta hoose ee maqaalada.
- Waxaa ka masuul ah sharaxaada:
Image | Text |
iyo
Image | Text |
.
Bogagga Xiriirka la leh Ka kooban:
Maqaallo Xul Ah
· Maqaal Cusub
Kaydaka Maqaallo la isku raacay: «1» Maqaallo la diiday: «1» |