Waa maxay Wikipedia?

Wikipedia (loogu dhawaaqo [ˌwiˑkiˈpidi.ə]). waa mid laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin jarmal , Faransiis iyo Talyaani.

Wikipediaha waxaa wax ka bedelikara qof walba, taasina macnaheeda ma'aha in Wikipediaha wax walba la'isaga qori karo. Arinta ya maqaalada ka hadlayaan waa in ay yihiin kuwo qiimo leh, hadii loo baahdana waxaa loo qaadi karaa codeyn. Si loo hubiyo saxiixnimada qoraalada Wikipedia waa la'awoodaa in la xaqiijinkaro abuurkooda (source). Maqaalada Wikipedia waa in ay ku salaysanyihiin dhaxdhaadnimo, sidaas darteed waa in Wikipediaha uu qoraa fikradaha kala gedisan ee maqaalada uuna la'safinin dhinac.

Wikipediaha xoogiisa wuxuu ku salaysanyahay baahnaantiisa iyo dhaqsidiisa. Wikipediaha afka-Soomaaliga waxaa hada ku jira 7,959 maqaal. Waxaa jirta baahi loo qabo in la'balaariyo lana siyaadiyo tayada maqaalada.

Xiriirka

Xiriirkan waxaa loogu talagalay saxaafada oo kaliya. Wikipedian käyttäjien ongelmatilanteissa auttaa info-fi@wikimedia.org.

Su'aalaha quseeya WIkipediaha afka- Soomaaliga iyo wareysiyada (af-soomaali):

Mohamed I. Mursal
E-boosto: mimursal@gmail.com

La'xiriirida ururka-Wikimedia (af-Ingiriis):

Florence Devouard, Chair of Wikimedia Foundation, Inc
Sähköposti: press@wikimedia.org

War-saxaafaadeed

Tusmayaal (Logo)

Tusmooyinka ay saxaafada isticmaalikaraan.