Diffusion
Diffusion

Diffusion waxaa ladhahaa markii ee molekular'yaasha isku taxallujinaayaan in ee kala firxadaan xoog ilaa tartiib.Molekularyaasha wee kala durqaayaan markii ee kululyihiin, dhaqdhaqaan badan neh wuu ku jiraa.Hadii ee molekular'yaasha yaryihiin neh si aad eh ayee u dhaqdhaqaaqayaan.Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, hadii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.Hadii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa. (SII AQRI)